Free Ceel Sheikh Beach Tour

Conditions and Contest Information 


Free Ceel Sheikh Beach Tour  

We would like to say THANK YOU for entering our Ceel-Sheikh Beach Tour giveaway contest. Below are some of the details to make sure you give yourself the best possible chance to win this trip!

All of the following steps need to be followed:

  • Step 1: Like us on Facebook
  • Step 2: Follow us on Instagram
  • Step 3: Like and share our post

• The 3 Winners will be announced on both our Facebook Fan Page and Instagram Page on the day of the drawing! Only people who have followed all steps can be winners. We will check whether al steps have been completed. The winners will be determined by randomly going through the list of contesters.
• Our Free Ceel-Sheikh Beach Tour winners will be drawn, Tuesday 4th of June 2019.
• The Ceel Sheikh Beach Tour will be on Saturday 8th of June 2019
• This includes 1 Day Tour on a 4×4 WD Land cruiser with driver + food and drinks. We start the tour in Hargeisa at our office (Omar Hashi Buidling, 5th Floor).
• Sharing on social media is appreciated! We want to spread the word about our company and about Somaliland as a tourist destination!
• Please don’t contact us during the contest. All information can be found on this page. We will contact the winners through social media.

Don’t miss out! The easiest way to know if you won the Ceel-Sheikh Beach Tour is to be connected with us! Here’s how you can connect with us right now:
• Become a Facebook Fan (if you’re not already) – Become Our Fan Click Here
• Follow us on Instagram – Follow us Here
• Follow us on Twitter – Follow us Here

All of these things will increase your chances of knowing if you win the Ceel-Sheikh Beach Tour, plus help you stay connected with us for additional promotional offers!

Travel and Vacation in Somaliland


Shuruudaha iyo Macluumaadka Tartanka


Dalxiis bilaasha oo xeebta Ceel Sheekh ah

Waad ku mahadsan tahay inaad ka qeyb gasho tartankayaga dalxiiska xeebta ceel sheikh. Hoos waxa ku xusan faahfaahinta kuu suurto galin karta inaad ku guuleysato dalxiiskayaga xeebta Ceel Sheekh!

  • Talaabada 1aad: Like saar page-kayaga face book-ga Facebook
  • Talaabada 2aad: Nagala soco/follow-garee Instagram-kayaga Instagram
  • Talaabada 3aad: Like iyo share dheh post-gan

• 3 guuleyste ayaa lagaga dhawaaqi doona bogaga taageerayaashada ee face book-ga iyo Instagram-ka aan ku leenahay maalinta xulashada! Kaliya dadka raaca (buuxiya) dhamaan shuruudaha ayaa noqon doona guuleystayaal. Waxaan hubin doonaa in la dhameystirey dhamaan talaabooyinka. Guuleystayaasha waxa loo dooran doonaa si isleeg (randomly) iyadoo la eegaayo liiska tartamayaasha.
• Guuleystayaashayada dalxiiska bilaashka ah ee xeebta Ceel-Sheekh waxaa la soo xuli doonaa maalinta Salaasada 4-ta bisha Juun 2019.
• Dalxiiska Xeebta Ceel shekh wuxuu noqon doonaa maalinta Sabtida 8-da bisha Juun 2019.
• Wuxuu dalxiisku ka kooban yahay 1 maalin oo lagu dalxiisayo gaadhi 4×4 WD land Cruiser (Vx) + cunto iyo cabitaan. Dalxiiska waxaan ka bilaabeynaa Xafiiskayaga Hargeysa fooqa Cumar Xaashi, dabaqa 5aad (Omar Hashi Building, 5th floor).
• Ku Share-gareynta (la wadaagista) baraha bulshada waa la qiimeynayaa!! Waxaan rabnaa inaan fidino macluumaadka kambanigayaga iyo Somaliland goob dalxiis ahaaneed.

• Fadlan hanala soo xidhiidhin inta tartanku socdo. Dhamaan macluumaadka waxaa laga helayaa bogan. Waxaan kala soo xidhiidh doonaa guuleystayaasha baraha bulshada.
Ha moogaan! Sida ugu fudud ee aad ku ogaan karto inaad ku guuleysatay dalxiiska xeebta ceel-sheekh waa inaad nagu xidhnaato anaga. Waxaad noogu xidhnaan kartaa sidan:-
• Noqono taageere face book (hadii aanad marhore ahayn)- Noqo taageere Halkan guji
• Nagala soco instagram-ka– Halkan nagala soco
• Nagala soco twitter-ka – Halkan nagala soco

Dhamaan talaabooyinkani waxay kordhinayaan fursadahaaga inaad ogaato inaad ku guuleysatey Dalxiiska xeebta Ceel-sheekh sidoo kalena waxay kaa caawinayaan inaad nagu xidhnaato si aad ula socoto wixii dalxiis ee aan bixin doono mustaqbalka.

error: Content is protected !!